ⓢ Ka hortaga Biya Baxa iyo gogosha oo habeenkii laqooyo


Ka hortaga Biya Baxa iyo gogosha oo habeenkii laqooyo.

Inta aanan barnaamijka hor gelin waxaan jeclahay marka ugu horeysa in hordhiciisa aan idiin wada muujiyo. sababta aan marka koowaad in aan barnaamijka noocan ooga hadlo ayaa waxay tahay oon una arkay in ay muhiim utahay dhalinyarada hada soo keceysa iyo kuwa xaasaska leh.

Waxaad ogaataan in ay tobigan tobic qariban ama sensitive ah yahay oo aanan aad looga hadlin.mida kale hadaa tahay ruux DUMAR AH KUUMA HABOON IN AAD SII AKHRISID EE FADLAN ISKA JOOJI. waxaan shaqo kuleh dad wax bartay oo doctoro iskugu jira. marka barnaamisja soo socda aniga hool galkiisa ma lihi ee waxaa iskaleh nin la yiraahdo Frank Cupidon. wuxuu kusoo qoray buud ooga hadlayo isutaga iyo qaabka ugu haboon oo ninku xaaskiisa ula dhiso jaceyl. marka waxaa jira buugag farabadan oo ooga hadlaya aqoonta khaas ee dumarka iyo qancintooda. waxaad ogaataan in aysan dambi aheyn oo uusan dhib kujirin hadii aad barato sida loo wanaajiyo xaaskaaga ama aaad adigaba ugu qanci leheed. muhiimada aan note uqorayo maha in aan ooga hadlo buugoo idil buugana wuxuu ku qoranyahay luuqada ingriska saas owgeed umana heli karo firaaqo aan asagoo idil ku turjumo aqoon turjumana saas uma sii lihi. marka waxaan u arkay in ay fiicantaya in aan idiinsoo bandhigo aqoon kamid ah aqoonta aan buugaas asaga ah ku arkay. sheekadu waa sida tani faaiideysi wacan, alow dhamaanteen inagu xifdi xalaasha iyo xadka ala raali geliya.

"mida ugu weyn oo aad ku noqon karto qanciye ayaa ka mid ah in aad muruqa looyaqaan PC(pubococcygeal) muruqaas ama xidikaas ayaa ladoonayaa in aad kantaroli kartid, muruqaas ama xididkaas ayaa ah mid kudhagan xaniinyaha ragga. inta badani adkeenta iyo kantarolida xididkaas wuxuu keeni xaraaro iyo inta ay kugu qaadan karto xaraara bixida in aad kantaroosho, iyo in aad kantrooli karto wakhtiga ay kugu qaadan in aad kacsi jabto. saad aragtaanba waa xidid ubaahan dhismo iyo kantaroolid si aad xiriix xaraaro leh u yeelatid isku taga. waxaad ku sameen kartaa exercise xididkaas asaga ah, balse marka hore waxaad u baahantahay in aad aqoonsatid xididkaas asaga ah oo loo soo gaasado PC, aqoonsida waa sida tani soo socoto, waxaad sameysaa adigoo kaadineysi isku day in aad qabato kaadida ood hadana sii daaso, hadana qabo oo sii daa, labo ama sadex jeer markaad kaadida oo socoto qabatid ood sii deysid, qabashadaad iyo siideentaas waxaa sameenaya hooshaas xididka PCga. marka hada waxaad ogaataa xididka aad marna qabaneysay oo aad sii deyneysay in uu ahaa pcgii ama (Pubococcygeal).

Maadaama aad baratay ood aqoonsatay xididkaas pcga waxaa loo baahanyahay in aad exercise ama tababar kusameyso adigoon kaadidi kusameen taba barkaas, sababtoo ah kaadida isku cilideeda waxay keenyni kartaa cuduro ama adiga ayey halis ku gelin kartaa, saas owgey ma haboono in aad kadiga excerciseka ku sameyso. hada marka waxaa lagaa doonayaa maadaama ad aqoon uleedahay xididkaas in aad sidii adigoo kaadida afjaraya camal marna dhuujiso ilaa 5 ilaa 10 sekeno, dabadeedna aad sii deyso oo uu sii deysanaado 5 ilaa 10 sekeno. intaas in aad ku cilcilisid dhoor jeer maalintiid ilaa 10 ilaa 15 jeer kadibna waxaad ogaan in aad dareento oo aad iyo aad kuu anfaco. maxaad moodi in uu excecieskan uusan wax kuu tareynin balse waxaad ogaataa in uu aad kuugu anfici doono sariirta, iyo markaad weynaato oo aad odeyoobto diaber in aadan xiranin, mida kale wuxuu joojin in aad sariirta ku kaadiso habeenki." End. (More or less translation).

Ugu dambeys buuga faaiidooyin fara badan ayaa ku qoran hadii noteskan uu heloodo 100 "Likes" waan iinoo sii wadi doonaa. also waxaad kaloo ogaataan in ay tahay faaiideysi iyo waxbarasho khaas oo aadan banaana iyo meel walbo aadan ka sheegi barnaamidyada noocan. mida kale wixii faaido inoo aha alow adaa garan wixii shar ah na alow adaa garan inooga yeel faaido dhaamaanteen. cabsida ugu weyn ayaa waxaa ah in ay dadka nooc xumaato ah ugula dhaqaaqaan, mana aha loogumana tala gelin faisho iyo zina in loogula isticmaalo. marka ka dhowrsanaada insha alalh. JZK.

Date: 12/2011


You'll only receive email when they publish something new.

More from ❥ Inclination of Heart
All posts